tag:blogger.com,1999:blog-4048289673386775063.post1565568655700134415..comments2023-10-20T09:28:43.440-06:00Comments on Tammy's Somali Home: Cool Strawberry PieTammyhttp://www.blogger.com/profile/06654623639577596759noreply@blogger.comBlogger1125tag:blogger.com,1999:blog-4048289673386775063.post-67966475187577329452010-06-27T11:25:37.484-06:002010-06-27T11:25:37.484-06:00abaayo asalaamucalaykum
mashaalaha aad iyo aad ay...abaayo asalaamucalaykum<br /><br />mashaalaha aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay cunto kariskaaga sida wanaagsan aad noo mujishay hadaanahay umada soomaliyeeda ee dibada iyo gudaha ku nool.abaayo iga raali ahaow waxaan ku waydiyay gelatinka, aniga skool cunta karis ayaan bartaa gelatinkana ma is ticmaalo . waxaan ogaaday in uu kayimid dhecaanka xoolaha. anaga hadii aan nahay umad muslin ma cuno Anonymousnoreply@blogger.com